Xigashada Sawirka, Getty Images 36 Daqiiqadood ka hor Waqtiga akhriska: 4 daqiiqo Qaar ka mid ah wadamada Yurub, Japan, iyo Canada ayaa ku dhawaaqay 19‑kii Maarso inay diyaar u yihiin inay taageeraan hubinta badbaadada maraakiibta maraaya Gacanka Hormuz. Bayaan wadajir ah oo ay soo saareen hoggaamiyeyaasha UK, Faransiiska, Jarmalka, Talyaaniga, Netherlands, Japan, iyo Canada,